|
 |
|
Ku soo dhowaada shabakada Solamusic, waxaad halkan ka dhegeysan kartaanHeeso aad u farabadan oo Somali ah,waxaana heesahan ka mid ah - Heeso Banaadiri - Heeso Xula ah - Heeso Qaraami ah - Heeso Wadani ah - Heeso Maaay ah - Heeso Cusubiyo heeso Maraykan ah oo isku dhexjir ah, waxaa kaloo u keydsan Solamusic dhowr boqol oo heeso ah oo aan shabakada ku jirin. markaa hadii aad u baahantahay heesaha qaarkoodwaxaad la soo xiriiri kartaa Solamusic. Heesaha qaarkood hadii aad maqli kari weydo waxaa computerkaaga ka maqan. RealplayerWixii macluumaad ah ee la xiriira shabakada Solamusic waxaad nagala soo xiriiri kartaan.info@solagroups.com
Thanks and Enjoy --- Abdinasir Sola |
|
|